Videos
WAR DEG DEGA DADWEYNAHA REER BORAMA OO MUDAHARAAD KALA HORTAGEY MADAXWEYNIHII HORE EE AWDAL STATE C/RASHIID NUUR HALKAN KA DAAWO MUDAHARAADKAAS Markii lasoo halbiyey hogaamiyihii hore ee awdal state c.rashiid aw nuur dhinaca khayriyada magaalada borama,ayaa mar kaliya laga soo horjoogsaday buuq iyo qaylo,mudaharaad lagaga soo horjoogsaday,dadweynihii goobta joogay ayaa mar kaliya ka dareeray goobta, halkii laga filaayey inay dhagaystaan halkan ka daawo mudaharaadkaas oo dhamaystiran
Video Posted on
- ← Previous
- 1
- 2
- 3
- Next →